Wakiilkii Difaacayaasha Xuquuqul insaanka Gobolka Karkaar ee P/land oo is casilay

0

Wakiilkii Xafiiska Difaacayaasha Xuquuqul insaanka Puntland ee Gobolka Karkaar  Cabaas Ashkir Cabaas ayaa shaaciyay inuu is casilay ka dib markii uu sheegay in uu wadashaqeyn ka waayey xafiiska dhexe ee difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland.

Mr. Akshir,ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeyo uu joojiyay shaqadii horay loogu idmaday oo ahayd Wakiilkii Xafiiska Difaacayaasha xuquuqul insaanka Gobolka Karkaarka gaar ahaan magaalada Qardho.

Halkaan Hoose ka Akhriso warqada iscasilaada:-

Casilaada
Casilaada

You might also like More from author

Leave A Reply