XOG+FIIRSO: Arrin cusub oo ku soo korortay shaqo joojinta agaasimihii Wasaaradda Difaaca & Sababta oo la ogaaday

0

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan sababta xilka looga qaaday agaasimihii Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Sokor Jaamac Geyre.

Wararka qaar oo aan heleyno ayaa sheegaya iney wada shaqeyn waayeen Wasiirka Gaashaandhiga,islamarkaana uu u baahday inuu la yimaado agaasime Wadashaqeyn karaan lana fahma baahiyaha rasmiga ah ee ka jira Wasaaradda lagana bixiyo jawaabta ku haboon.

You might also like More from author

Leave A Reply