DEG DEG: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al-mukarama.

Sidad goobjoogayaal ah inoo sheegeen Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Isgoyska shaqaalaha,iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay.

Nawaaxiga uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa isku gadaamay Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha wararka qaraxa la soco inshalah.

You might also like More from author

Leave A Reply