DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Xiisada DF & Xaaji Muuse Suudi iyo Gefkii Eng: Yariisow

0

Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow,Waxgarad iyo siyaasiyiin ah ayaa maanta shir Xasaasi ah ku leh guriga uu Xaajiga ka degan magaalada Muqdisho gaar ahaan dhulka uu muranka ka taagan ee Ex-marino.

Sida illo xog ogaal ah inoo sheegayaan,kulanka oo uu soo qaban qaabiyay Senator Muuse Suudi ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda sii xumaaneysa ee ka dhalatay go’aankii Muuse Suudi loogu wargeliyay inuu ka guuro dhulkaasi iyo hadalkii xalay ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Senatorka iyo siyaasiyiin kale oo u cuntami waayay.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply