XOG+FIIRSO: Ujeedka Khayre u magacaabay wasiirada cusub iyo tirada saxda ah ee Xildhibaano+Wasiiro isku ah oo la ogaaday

0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ayaa magacaabay Wasiiro cusub oo ka mid noqonayo Xukuumaddiisa nabad iyo Nolol.

Waxaa sii kordhaya tirada Xildhibaanada ah ee ku jira Golaha Wasiirada oo hadda gaaraya 50,wuxuuna Ra’iisal wasaaraha kaga gol leeyahay inuu isku difaaco marka culeys siyaasadeed uu soo fuulo.

You might also like More from author

Leave A Reply