DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Muqdisho & DF oo culeys ku heyso Shacabka

0

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ku sii siyaadaya culeyska ay ku heyso Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan xirnaashaha wadooyinka,waxaana maalinba maalinta ka dambeysa la xirayaa wado cusub.

Dhanka kale.Dolwadda Federaalka ayaa culeys iyo dacaayado kala kulmeyso mucaaradka oo ku aadan iney dayacday amniga Muqdisho,waxaana Muqdisho maalmihii u dambeeyay ka socday howlgalo lagu xaqiijinayo amniga.

You might also like More from author

Leave A Reply