FIIRSO: Waa sidee Xaaladda Muqdisho maanta ka dib xaaladii deg dega ahayd ee la geliyay?

0

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa durba dareemay saameynta xaaladii deg deg ahay ee shalay uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Gobolka Banaadir in la geliyay Muqdisho.

Shacab aad u fara badan oo u badan kuwo nugul sida,dad Curyaan ah,Waayeelo iyo Carruur ayaa lagu arkayaa waddooyinka waa weyn ee magaalada iyagoo lugeynaya oo aad u daalan.

You might also like More from author

Leave A Reply