DEG DEG+FIIRSO: Howlgal xooggan oo caawa ka socda Muqdisho & xaafadaha qaar oo ay ciidanka u daateen

0

Wararka caawa naga soo gaarayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xaafadaha magaalada ay ka socdaan howlgalo ay ka wadaan Ciidamada amniga,kuwaasi oo ammaanka lagu xaqiijinayo.

Sida ay dad goobjoogayaal ah inoo sheegeen in ciidamada Booliska oo kaashanaya Ciidanka AMISOM ayaa guri guri u baaraya xaafadaha magaalada,waxaana dadka qaar lagu amarayaa iney guryaha ka soo baxaan si baaritaan loogu sameeyo.

You might also like More from author

Leave A Reply