SAWIRRO: Wasiir Beyle oo booqday goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta Ciidanka Xoogga dalka

0

Maanta mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay ay sii wadeen diiwaangelinta xubno ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed magaalada Muqdisho. Dib-u-habeynta waaxda amniga ayaa ah muhiimadda ugu weyn ee lagu

gaari karo hadafkeena Qaran iyo mustaqbalkeena si aan ugu adeegno dalkeenna.

Hannaanka diiwaangelinta ciidamada qalabka sida waa dadaal wadajir ah oo ay hogaaminayaan wasaarado kala duwan iyo xafiiska Ra’iisul Wasaarada. Si wadajir ah, waa innaa ugu adeegaanaa dadkeena.

Dowladda Somaliya ayaa horay u sheegtay in ay socoto diiwaangelinya ciidamada si askari kasta Mushaarkiisa ay ugu dhacdo loontadiisan,xili muddoooyinkii dambe ciidamadu ay ka cabanayeen mushaar la’aan dhowr bilood ah.

Fb Img 1553850577873
Fb Img 1553850577873
Fb Img 1553850582183
Fb Img 1553850582183
Fb Img 1553850585322
Fb Img 1553850585322
Fb Img 1553850588303
Fb Img 1553850588303
Fb Img 1553850591004
Fb Img 1553850591004
Fb Img 1553850594078
Fb Img 1553850594078
Fb Img 1553850597313
Fb Img 1553850597313

You might also like More from author

Leave A Reply