FIIRSO: RW Kheyre oo ku calaan calay in Mushaarka Ciidamada DF oo ay bixin jireen dalal shisheeye aysan bixin,sidaasina ku dhacday mushaarka la’aanta Ciidamada

0

Iyadoo ay sii kordheyso walaaca ka jira mushaar la’aanta Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre wuxuu markii ugu horeysay shacabka iyo Ciidamada Dowladda la wadaagay dhaqaalaha ku

baxa Ciidamada iyo cida bixisa.

Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in mushaarka Ciidamada ay bixin jireen Dowladaha Mareynkanka,Turkiga iyo isku taga Imaaraadka Carabta,waxayna ku bixin jireen Malaayiin dollar.

Hadda ayuu sheegay in lagu bixiyo mushaarka Ciidamada canshuurta ay bixiyaan Shacabka Soomaaliyeed.

You might also like More from author

Leave A Reply