LA YAAB+FIIRSO: Aabe Gabdhiisa sidii Xaaskiisa u heystay mudana u galmoonayay oo xabsiga la dhigay

0

Dhacdo Ugub ku ah deegaanada iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayaa lagu ka dhacday magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari Kenya.

Aabe Soomaaliyeed ayaa loo soo xiray inuu fara-xumeeyay Gabadha yar uu dhalay,wuxuuna mudo ku sameeynayay fal Galmo ah.

Dadka deegaanka Mandheera ayaa soo sheegay falkan foosha xun ee Aabaha Gabadhiisa yar kula kacay,waxayna ku ogaadeen iney arkeen Gabadha yar oo Aabaheed tumaya oo ooyneysa,islamarkaana markii la weydiiyay waxa Aabaheed uu ku Tumayo” waxay u sheegtay iney u diiday Fal Galmo ah oo mudo uu kula kacayay,sidaasina uu ku tumayo.

You might also like More from author

Leave A Reply