FIIRSO VEDIO: Shacabka Muqdisho oo qaati ka taagan xirnaashaha wadooyinka,3-million Qof oo 1-Qof wado looga xirayo+(YAAB)

0

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa qaati ka taagan xirnaashaha wadooyinka magaalada Muqdisho,kuwaasi oo ay u xiran yihiin Dowladda Soomaaliya.

Shacabka ayaa lugtooda maalaya,waxayna isugu jiraan dad u shaqa taga goobahooda,Ganacsi,arday,Xoogsato iyo waliba dhalinyaro Bajaajta ku shaqeysato.

Xirnaashaha wadooyinka ayaa saameynta ugu badan ku yeelataya ardayda u kalaha Waxbarashada oo ay sheegeen in mudo saacado ah wadada ku sii jiraan oo ay ka daahaan casharada.

Dowladda Federaalka ayaa ku micneysay iney wadooyinka u xirtay sababo amni daro.

You might also like More from author

Leave A Reply