SAWIRRO: Xog laga helay Qaraxii ka dhacay Muqdisho & Sarkaal gaarigiisa loogu xiray

0

Qaraxaan oo ahaa mid gaari ayaa ka dhacay Isgooyska Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan ka soo hor jeedka hotel Furaad,gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu ku baakinaa wadada dhinaceeda,iyada oo la sheegay in uu ahaa qarax lagu xiray

gaarigga.

Dad goobjoogyaal ah ayaa inoo sheegay in aysan wax khasaaro ah oo dadka ka soo gaaray qaraxaas,hase’ahatee markii uu dhacay in ay dadku ka kala carareen goobahooda ganacsi goobtana ay soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda gaar ahaana ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa sheegaya garigga qarxay in uu lahaa sargaal ka tirsan qeybta dembi barista CID-da ee magaalada Muqdisho isla markana uu ka badbaaday,xaaladda goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa caadi ku soo laabatay waxaana bilowday isku socodka dadka iyo gaadiidka.

53179297 2381887842041239 669508422747553792 N
53179297 2381887842041239 669508422747553792 N
53839902 2381887888707901 8407552954713767936 N
53839902 2381887888707901 8407552954713767936 N
53839902 2381887888707901 8407552954713767936 N
53839902 2381887888707901 8407552954713767936 N
53905636 2381887865374570 1287437767193657344 N
53905636 2381887865374570 1287437767193657344 N

You might also like More from author

Leave A Reply