XOG: Walaac & rajo intaba waa laga muujinayaa Go’aanka uu Farmaajo ka qaadan karo shirka Niarobi

0

Waxaa sii xoogeysanaya hadal heynta kulanka madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ku dhex mari doona magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Kulanka oo ay garwadeyn ka tahay Itoobiya,ayaa ujeedkiisu wuxuu yahay sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Labada dalka oo hadda Khilaaf siyaasadeed oo salka ku haayo muranka badda u dhaxeeyo.

Walaac iyo rajo intaba waa laga muujinayaa go’aanka ka soo bixi kara kulanka labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya.

You might also like More from author

Leave A Reply