XOG XASAASI AH: Kenya oo ka naxday Go’aan halis oo Maxkamada ICJ ay ka qaadan karto muranka badda ee kala dhaxeeyo Somalia

0

Waxaa cirka isku sii shareeraya muranka dhannka badda ee u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya,waxaana marba marka ka sii danbeysay warka ka soo baxaya Kenya uu yahay mid aad u kulul.

Sidoo kale,warbaahinta Kenya ayaa ka mideysan difaacida sheegashada beenaadka ah ee Kenya ay ugu hanqal taageyso dhulka badda Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply