DEG DEG+FIIRSO: RW Kheyre oo fuliyay balan uu ka qaaday Guddoomiye Mursal & Meydadka Al-Shabaab oo yaala…

0

Duqaymaha ay fuliyeen diyaarahan ayaa waxa la sheegay inay la beegsadeen gaadiid gaaraya ilaa 3 kuwaas oo ay saarnaayeen xubno ka tirsan Alshabaab sida  xaqiijyeen saraakiisha amniga

Waxa ay saraakiishu noo sheegeen in ay ku dhinteen 13 katirsan Alshabaab kuwaas oo ku wajahnaa degaanka Buusaar oo katirsan gobolka gedo iyagoo ka soo baqoolay degaanka ceelcadde.

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in sarkaal katirsan Alshabaab oo una qaabilsanaa gobolka gedo uu dhaawac kasoo gaaray .

You might also like More from author

Leave A Reply