XOG CUSUB: Sir halis ku ah Qatar oo la helay,cabsi ka jirta Adis-ababa iyo Itoobiyankii ugu badnaa oo la soo dhoobay xadka Somalia

0

Madaxii hore ee Sirdoonka Sucuudiga Turki Al-Faisal ayaa todobaadkaan shaaca ka qaaday inuu jiro xiriir qarsoodi ah oo ka dhaxeeyo Israel iyo qaar ka mid ah dalalka Khaliijka.

Sida uu daabacay Wargeyska Al-Arab ee laga leeyahay dalka Qadar,Al-faisal ayaa wareysi uu siiyay wariye Barak Ravid oo u dhashay Isra’el,ku sheegay inuu aqoon wanaagsan u leeyahay xiriirka Israel,hayeeshee dad badan oo ka mid ah dadkaasi ayaa diiday iney kaamirada ka hor hadlaan sababo ammaankooda la xiriira.

Wariye Ravid ayaa sheegay in Madaxii hore ee Sirdoonka Sacuudiga oo dhowr jeer la hadlay warbaahinta Israel uu cambaareeyay kooxaha wax iska caabinta Israel,isagoona ogolaaday inuu ka hadlo barnaamijka la yiraahdo “ sirta khaliijka,”taasoo banaanka keeneysa xiriirka qarsoon ee ka dhaxeeya dalalka Israel, Saudi Arabia, Bahrain iyo Qatar.

You might also like More from author

Leave A Reply