AKHRISO: Maareeyihii Garoonka magaalada Jowhar oo xilka laga qaaday+(Yaase loo magacaabay?)

0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Maareeyaha Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar Ibraahim Maxamed Cali,waxaana xilkaasi loo magacaabay Mukhtaar Abuukar Macallim (Raatib).

Wasiirka Gaadiidka,Cirka iyo dhulka Maamulka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaa Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa lagu wargeliyay iney la shaqeeyaan mas’uulkaasi magacaaban.

Ibraahim Maxamed Cabdi oo xilka maareeyaha Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar laga qaaday ayaa dhowaan dilay Xaaskiisa ka dib muran hinaaso ah oo soo kala dhex galay.

You might also like More from author

Leave A Reply