DEG DEG+FIIRSO: Muwaadiniinta UAE oo isaga cararaya Boosaaso ka dib dilkii Paul & Wararkii ugu danbeeyay shirka Shidaalka Somalia ee London

0

Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi ay isaga baxayaan ajaaniibka ku sugan ka dib markii ay soo foodsaartay xaalad amni daro.

Qaar ka mid ah dadka u dhashay Imaaraadka Carabta ee ku sugan magaalada Boosaaso kana shaqeeyo Dekadda Boosaaso ayaa bilaabay iney halkaasi isaga cararaan ka dib markii ay baqdin ku abuurtay falkii 4-tii bishan nin hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay madaxii howlaha mashaariicda Shirkadda P&O ee magaalada Bosaaso ee lagu magacaabi jiray Paul Formosa.

Halkaan Hoose Ka Daawo:-

You might also like More from author

Leave A Reply