Masuuliyiin ku heyb ah R/W Kheyre oo Musuq Maasuq ku kacay iyo amarkiisa oo jabay (CADEYN)

0

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya,ee uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa hareeyay Musuq maasuq xooggan iyadoo amar uu soo saaray Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre u jabshay Agaasimaha guud dakhliga ee Wasaaradda Maaliyada Jacfar Maxamed Axmed oo saxiixay Canshuur dhaaf uusan ogeyn R/wasaare Kheyre.

Ra’isulwasaaraha ayaa horey amar adag ku baxshay in hey’adaha dowladda sameyn karin wax canshuur dhaaf kadib waraaq saxiixan oo uu soo saaray isaga oo amray in aan la bixin Karin canshuur dhaaf iyadoo aan ogolaansho laga heysan.

Balse waxaa amarkaasi jabshay kuna kacay musuq maasuq agaasimaha guud dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Jacfar oo u dhashay Beesha Murusade isaga oo saxiixay warqad dalab kaga yimid Agaasimaha guud ee habmaamuuska Qaranka Qunsuliyadaha iyo sharciyada Xersi Xaaji Culusow oo isna kasoo jeeda Beesha Murusade.

Waxaa xusid mudan in mar walba qalad weyn uu ka jiray habka loo maro canshuur dhaafka waxaana wada saxiixa afar nin oo isku heyb ah  kuwaasi oo kala ah.

1: R/wasaare Xasan Cali Kheyre

2: Agaasimaha guud dakhliga ee Wasaaradda Maaliyada Jacfar Maxamed Axmed

3: Agaasimaha guud ee habmaamuuska Qaranka Qunsuliyadaha iyo sharciyada Xersi Xaaji Culusow

4: General Cabdullaahi Xasan Bariise oo ah taliyaha Ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha

Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.41 Pm
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.41 Pm(1)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.41 Pm(1)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm(3)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm(3)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm(2)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm(2)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm(1)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.40 Pm(1)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.39 Pm(3)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.39 Pm(3)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.39 Pm
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.39 Pm
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.39 Pm(2)
Whatsapp Image 2019 01 10 At 12.31.39 Pm(2)

You might also like More from author

Leave A Reply