SAWIRRO: Maxay ka wada hadleen C/wali Gaas & madaxweyne Deni oo ku kulmay Garowe?

0

Madaxweynaha cusub ee Puntland ee shalay lagu doortay laguna dhaariyay Magaalada Garoowe, ayaa la kulmay madaxweynaha xilka sii baneenaya Cabdiweli Cali Gaas.

Cabdiwelai Cali Gaas ayaa xarunta madaxtooyada maamulkaasi ku soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Saciid Deni, waxaana ay ka wadahadleen sida ugu haboon ee xilka ku kala wareegi karaan.

Waxa auu kullanka ay yeesheen uu noqonayaa midkii ugu horeeyay oo ay yeesheen madaxweynayaasha talada maamulkaasi ku kala wareegaya waa Gaas iyo Deni.

Sidoao kale kullanka ay yeesheen madaxweyne Dani iyo Cabdiweli Cali Gaas ayaa waxaa ku wehliyay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi shalay loo doortay Axmed Climi Karaash.

You might also like More from author

Leave A Reply