DEG DEG: Qarax xooggan oo goordhow laga maqlay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya

Qarax xooggan ayaa goordhow laga maqlay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya,waxaana hadda cirka isku shareeraray uuro.

Rasaas goos goos ah ayaa la maqlayaa inkastoo la ogeyn halka ay sida rasmiga ah waxa uga dhaceyn iyo nuuca Qaraxa uu yahay.

Wixii ku soo kordha la soco..