Guddoomiye Mursal oo ku dhawaaqay inuu buray Mooshinkii laga gudbiyay madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed MursalĀ  Sheikh C/raxmaan ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku sheegay in mooshinkii xil ka qaadista ee laga soo gudbiyey Madaxweynaha JFS Sagaalkii bishaan uu Jabay.