Wareegii koowaad ee doorashada K/Galbeed oo soo idlaatay & tirinta cododka oo socota

Hadda waxaa soo idlaaay wareegii koowaad ee Doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya,taasi oo hadda ka socota magaalada Baydhabo,waxaana socota tirinta cododka.

147 Xildhibaan ayaa ku sugan Hoolka ay ka socota doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Shan Musharax ayaa u taagan loolanka Doorashada Xilka Madaxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana ay kala yihiin.

Cabdicasiis Xasan (lafta_Gareen)

Dr Ibraahim Macalin Nuuroow

Aadan Maxamed Xasan (Saransoor)

Danjire Sayid Axmed Daahir.

Xuseen Cusmaan Xuseen (Calool_kuus) ��?�