DEG DEG: C/casiis Lafta-gareen oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Baydhabo

C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo la aamisan yahay iney taageereyso DowladdaSoomaaliyaayaa  ku guuleystay doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee maanta ka dhacday magaalada Baydhabo.

CabdicasiisLafta gareen ayaa helay 101 cod, halka uu ku soo xigay  Aadan Maxamed Xasan (Saransoor)

Doorashadaoo ahayd mid xamaasad leh ayaa waxaa ku loolamayay ilaa iyo shan musharaxa,kuwaasi oo kala ahaa Cabdicasiis Xasan (lafta_Gareen), Dr Ibraahim Macalin Nuuroow, Aadan Maxamed Xasan (Saransoor), Danjire Sayid Axmed Daahiriyo Xuseen Cusmaan Xuseen (Calool Kuus).

Ma jirin wax qalalaaso ah oo dhacay inta ay doorashada socotay,waxaana hirgalay hamigii Xukuumadda Soomaaliya ay ka lahayd doorashada Koonfur Galbeed oo ahinuu musharaxooda soo baxo.