Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya israsaaseyn ka socota Isgoyska Tarabunka eedegmada Hodan ee Magaalada Muqdisho sidda ay sheegayaan goobjoogayaal.

Ganacsadeku sugan goob ganacsi ku taalla Agagaarka Tarabuunka ayaa sheegay in ay dagaallamayaan Ciidamo hubeysan.

Ciidankada gaallamaya ayaa qaarkood waxa ay yihiin ciidanka Booliska ee ku sugnaaIsgoyska ,haddana lama xaqiijinkaro waxyaabaha dagaalka keenay.

Lama ogga Kooxda hubeysan ee la dagaallameysaa Ciidanka Booliska ee ku sugnaa Isgoyska Tarabuunka.