DEG DEG: Qarax gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

0

Qarax loo adeegsaday gaari laga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhow ka dhacay Xaafadda Siigaale degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa lagu soo xiray Gaarigaasi, islamarkaana uu qarxay, xilli uu marayay halka uu ka dhacay Qaraxa.

Ma cadda illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay qaraxaasi iyo sidoo kale Qofka loogu soo xiray intaba.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaaanka ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, kuwaas oo haatan baaritaano ka wada halkaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply