Ciidamada Amniga oo xabsiga dhigay xubin ka tirsan Xisbiga Wadajir uu madaxda ka yahay C/raxmaan C/shakuur

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay Cismaaciil Faarax Diiriye oo ka tirsan Xisbiga Wadajir,kaasi oo la ogeyn ilaa iyo hadda waxa lagu heysto.

Kamaal Kuutaale oo mar soo noqday agaasimaha Madaxtooyada ayaa sheegay in Ciidamo daacad u ah madaxweyne Farmaajo ay xireen xubintaasi ka tirsan Xisbiga Wadajira.

War uu Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Guutaale ku soo qoray Bartiisa Facebook ayaa sidan u qoran:-

48269031 2158811917715298 8049733078890840064 N
48269031 2158811917715298 8049733078890840064 N