Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xaaladda maamulka Koonfur Galbeed iyo rabshadaha ka socda magaalada Baydhaba, iyo sidoo kale dagaalka Mooyaale ee Soomaalida iyto Oromada.
Halkaan Hoose ka Akhriso Qoraalka:-
