FIIRSO SAWIRADA: Sida labo maalin Qura xaalad halis ah isugu bedeshay Baydhabo & Meel kasta oo gubaneysa

Wararka aan ka heleyno magaalada Baydhabo waxay saakay sheegayaan in wali halkaasi ay ka socdaan rabshaddo looga soo horjeedo xarigii Musharax Mukhtaar Roobow Cali.

Dadka ayaa wali wadda Banaanbaxyo ay ku dalbanayaan in la sii daayo Sheekh Mukhtaar Roobow oo shalay dowladda Soomaaliya ay kasoo xirtay Magaalada Baydhabo.

Dad careysan oo ay kaabayaan ciidam hubeysan ayaa isugu soo baxay magaalada,kuwaasi oo doonaya in la soo daayo Wadaadka Sheikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.

48181071 2242347519357646 1178148905552969728 N

48240870 2242347672690964 8956252344085905408 N

48369311 2242347602690971 506874525397286912 N
48369311 2242347602690971 506874525397286912 N
48373001 2242347609357637 3479213415757512704 N
48373001 2242347609357637 3479213415757512704 N