Xildhibaano kala taagersan Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa dood adag waxey ku dhex martay barnaamijka dood wadaag ee ka baxa talifashinka Universal oo ay ka qeyb galen waxana doodaasi ay banaanka keentay waxyaaba badan oo ka qarsoona bulshada somaliyed.
Xildhibaanada ka qeyb galay barnaamijka ee dhexmartay dooda salka ku haysay mooshinkii madaxweyne farmaajo ayaa kala ahaa Xildhibaan Bidhaan, Xildhibaan Goodax Barre, Xildhibaan Cabdifitaax iyo Xildhibaan Cabdilaahi Maxamed Nuur.