FIIRO SAWIRADA: Sidee Muqdisho loogu soo dhoweeyay madaxweynaha Eriteriya? 13th December 2018 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Viber Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar ka mid Shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha.