Maxkamadda Puntland oo Dhageysanaysa Dacwad u Dhaxeysa Gaas iyo Camey

Maxkamada Sare ee Puntland ayaa lagu wadaa inay saaka ka furanto dacwad dastuuriya oo u dhaxaysa Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Eng Cabdullaahi Cumar Camey, taas oo ku salaysan guddiga xalinta khilaafaadka Baarlamaanka.

Das Tuuriga