FIIRSO:-C/rixmaan C/shakuur Oo Si Kulul U Weeraray Farmaajo

0
Siyaasi C/rixmaan C/shakuur oo Shacabka kula Hadlay Munaasbad Soo Dhaweyn ah oo Loo Sameeyay, ayaa Weerar afka ah ku Qaaday Madaxweyne Farmaajo, Isagoona si buuxda u Taageeray Mooshinka ka yaala Madaxweynaha.
Siyaasiga ayaa Sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu Khiyaano ku Sameeyay Shacabka Soomaaliyee iyo Dhamaan Soomaali weyn, uuna ku Tuntay Dastuurkii Qaranka iyo Sharciyadii kale ee Dalka u Yaalay.

MAHAAN KA FIIRSO

You might also like More from author

Leave A Reply