FIIRSO: Abwaan Awliyo oo fashiliyay halka laga soo abaabulay mooshinka & dalal shisheeye oo ku lug leh

0

Abwaan Maxamed Xuseen Awliyo ayaa ka hadlay mooshinka laga gudbiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,kaasi oo ay keeneen Xildhibaano eedeyn u jeedinaya madaxweynaha.

Ambassador Awliyo ayaa sheegay in mooshinka laga keenay laga soo abaabulay Imaaraadka Carabta oo dooneysa iney qalalaaso ka abuurto Soomaaliya.

Wuxuu hoosta ka xariiqay in Soomaaliya loo diidan yahay horumarka,islamarkaana Dowlado shisheeye ay fara gelin ku hayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

You might also like More from author

Leave A Reply