AKHRISO; C/wali Gaas oo magacaabay Taliyaha Amniga Doorashada Puntland

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha Amniga xilliga doorashada Madaxweynaha Puntland.

Wareegtada ayaa waxaa taliyaha sugida amniga xilliga doorashada Puntland loogu Magacaabay S/Gaas Cabdirisaaq Siciid Diiriye.

Wareegto Magacaabis
Wareegto Magacaabis