SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax-Dhigay Madxafka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Axad ah waxa uu dhagax-dhigay Madxafka Qaranka,kaas oo dhawaan dib u dhis lagu sameynayo.

Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa ku sugnaa,Madaxweyne Farmaajo,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Wasiirada Maaliyadda iyo Boostada iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxafka Qaranka ayaa dhawaan Maamulka gobolka Banaadir waxa uu ka raray Dad Shacba ah oo deganaa tan iyo burburkii dalka ee dagaalada sokeeye ay ka dhaceyn.

Madxafka Qaranka ayaa Madaxda dalka waxa ay dhawaan sheegeen in uu ka mid noqon doono Goobaha dowladda ee lagu dhisayao Barnaamijka isxilqaan.

Img 20181209 Wa0009Img 20181209 Wa0010

Img 20181209 Wa0011

Img 20181209 Wa0012

Img 20181209 Wa0013