FIIRSO SAWIRADA: Qarixii Uu Ku Geeriyooday Taliyihii Qeybta 12 Apriil

0

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qarax lagu dilay Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaanduullaha Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame.

Saraakiishaan ayaa qaraxu qabsaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Cabdi Bilaha oo ay saarnaayeen xilli ay marayeen meel u dhow deegaanka dhanaane oo ku yaalla Inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Marko markii la aado Wadada dhinaca Xeebta ah.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa lagu dilay Saraakiishaas iyo ilaaladooda ee ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Img 2798

Img 2798 1

Img 2798 2

Img 20181206 Wa0003
Img 20181206 Wa0003

You might also like More from author

Leave A Reply