SAWIRRO: Kenyatta oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan

0

Dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaawday Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Bsnaadir ahaan duqii Muqdisho Maxsmed Axmed Nuur Tarsan.

Mudane Tarsan ayaa Maalin ka hor garay Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Maanta Warqsdaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Maxamed Axmed Nuur Tarssn ayaa ka mid ahaa musharixiintii tartankii Madaxweyneneimo ee 8 Bishii febaraayo,waxaana sidoo kale uu haatan ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Fb Img 1544011331115 696x392

Fb Img 1544011344879 696x467

You might also like More from author

Leave A Reply