DEG DEG+FIIRSO: Guddoomiye Mursal oo loogu baaqay inuu si deg deg ah dalka ku soo galo ka dib Xildhibaano shiray

0

Qaar ka mid a Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa wallaac ka muujiyeyay go’aankii Guddoonka Baarlamaanka uu ku mamnuucay  warbixin ay soo gudbiyeen Guddiga Maaliayadda ee Baarlamaanka.

Xildhibaan C/fitaax Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in ka xildhibaan ahaan wallaac ay ka qabaan sidii loo maamulay warbixintii Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka ay soo gudbiyeen oo ahayd malaayiin dollar uu ka maqan Miizaaniyadda Dowladda.

Sidoo kale,Xildhibaanadka ayaa sheegay in Guddoonka Baarlamaanka uu hor istaagay warbixin dhammeystiran oo uu soo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka.

Ugu danbeyntii,Xildhibaanada ayaa ku baaay in si dhaqsi dalka ku soo galo,maadaama Xildhibaanada qaar shirguddoonka ku tilmaameen inuu ku fashilmay sii wadida howlaha Baarlamaanka.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-

You might also like More from author

Leave A Reply