FIIRSO: Qaabkee ayey u dhaceen Qaraxyadii Gaalkacyo ka dhacay ee lagu dilay Sheekh Cabdiweli Cali Cilmi Yare?

0

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAD kana howlgala Galmudug ayaa la wareegay xaruntii Wadaadkii la dilay ee Cabdiweli Cali Cilmi Yare,Halkaasi oo ay Al-Shabaab weerar ku soo qaadeen.

Taliyaha Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ee ka howlgala Galmudug Cabdicasiis Qooje ayaa sheegay in Ciidamada ay ku guuleysteen iney soo afjaraan howlgalkaasi,iyagoo toogtay afar ka mid ah kooxihii weerarka soo qaaday halka mid kalena gacanta lagu dhigay.

Wuxuu sheegay taliyaha in 10-Qof ay ku dhinteen weerarka oo uu ku jiro Wadaadka Xerada mas’uulka ka ahaa oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Cali Cilmi Yare.

Halkaan Hoose ka Daawo Qaabka ay u dhaceen Qaraxyadii Gaalkacyo:-

You might also like More from author

Leave A Reply