SAWIRO: Maxay ka wada hadleen Guddiga Garsoorka iyo arrimaha Diinta iyo Saraakiisha Maxkamada Ciidamada qalabka sida?

0

Waxaa Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Garsoorka, Awqaafta Arimaha Diinta iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Gen: Liibaan Cali Yarow ,Guddoomiyaha Darajada Koowaad Ciidamada Qalabka Sida G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada .

Waxay ka wada hadleen sidoo loo xoojin laha wada shaqeynta Guddiga iyo Maxkamada iyo Horumarinta Garsoorka si loo gaaro Cadaalad, waxey kaloo uga mahadceliyeen Maxkamada sida ay gudaneyso Waajibaakeeda Qaran ee Dastuuriga ah.

Dhanka kale, Guddiga Gaadiidka Wadooyinka Dekadaha iyo Garoomada ayaa Kulan ku yeeshay Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa Xeerka Duulista Rayidka & Saadaasha Hawada Waxaana goobjoog ahaa inta badan Xubnaha Guddiga.

Guddiga ayaa falanqeeyey Xeerkan oo Soo Maray Akhrinta 1aad, Waxayna ka yeesheen dood dheer siday ugu sameeyaan wax-kabedelid iyo wax ku-daris maadaama sharcigan oo aad muhiim ugu yahay dalka.

Fb Img 1543158763060
Fb Img 1543158763060
Fb Img 1543158765853
Fb Img 1543158765853
Fb Img 1543158768534
Fb Img 1543158768534
Fb Img 1543158771158
Fb Img 1543158771158
Fb Img 1543158773875
Fb Img 1543158773875
Fb Img 1543158776754
Fb Img 1543158776754
Fb Img 1543158812291
Fb Img 1543158812291
Fb Img 1543158814730
Fb Img 1543158814730
Fb Img 1543158817345
Fb Img 1543158817345
Fb Img 1543158819977
Fb Img 1543158819977
Fb Img 1543158823195
Fb Img 1543158823195
Fb Img 1543158826030
Fb Img 1543158826030
Fb Img 1543158830609
Fb Img 1543158830609
Fb Img 1543158833987
Fb Img 1543158833987
Fb Img 1543158836785
Fb Img 1543158836785

You might also like More from author

Leave A Reply