DEG DEG+FIIRSO: Xamdi “Queen” oo gabi ahaanba Fanka ka baxday & Howle kale oo ay iclaamisay iney qabaneyso

0

Xamda Cabdi Axmed “Queen” oo ka mid ah fanaaniinta ugu caansan kooxda Xiddigaha Geeska ayaa VOA u sheegtay inay fanka ka fadhiisatay, oo iminka wixii ka danbeeyana ay u wareegi doonto dhinaca ganacsiga.

Xamdi “Queen” ayaa sheegtay iney iyadu go’aansatay iney fanka ka baxdo,waxayna Bulshada Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida iney gabi ahaanba ka tanaasushay qorshihii fanka ay ku jirtay.

Waxay sheegtay waxa ugu weyn ee Fanka ay ka dhaxashay ay tahay “magac” oo canuga ugu yar ee Soomaalida uu magaceeda yaqaano.

Xamdi Cabdi Axmed “Queen” ayaa ka mid ahayd fanaanintii lagu bilaabay Xidigaha Geeska ka aas-aasan magaalada Hargeysa,waxayna 1993-kii ku dhalatay magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka Wareysgiga Xamid “Queen”:-

You might also like More from author

Leave A Reply