MAAMULKA SARE EE SHABAKADDA SHAACIYE.COM OO DUQA MUQDISHO KU EEDEYEY XARIGA TIFAFTIRAHOODA

0

Maamulka sare ee Shabakadda Shaaciye.com ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xariga Muqdisho loogu geeystay Tifaftiraha Website ka, Nuur Ismaaciil Sheekh oo maalintii saddaxaad u xiran Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.
Xuseen Cabdulle Xasan (Xuseen Madoobe), Milkiilaha Shabakadda Shaaciye.com ayaa Xariga Wariyaha si gaar ugu eedeeyey inuu ka dambeeyo Gudsoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow.
Qoraal kooban oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu Xuseen Madoobe ku sheegay inay sidaas ku ogaadeen baaritaan ay sameeyeen. Wuxuu ugu baaqay Guddoomiyaha banaadir inuu si deg deg usii daayo Wariye Nur Ismail Sheikh oo sababta uu ku xiranyahay aan ilaa iyo hadda la ogeyn, iyadoo aan wali wax maxkamad ah lasoo taagin.
Guddoomiye Yariisow oo ka yimid Dalka Ingiriiska oo Xorriyadda warbaahintu xaq weyn ka tahay ayaan looga baran inuu Wariye iska Xirto, meel aan la aqoonna ku hayo muddo 3 maalmood ah.

The High Administration of shaamiye. Com the mayor of mogadishu, the arrest of the federal government.

The latest management of the network of Shaaciye.com is the first time to talk about the arrest of mogadishu, the website of the federal government, Nuur Ismail Sheikh who has been arrested by the federal government of the federal government.

Xuseen Cabdulle Xasan (Xuseen Madoobe), the owner of the Shaaciye.com is the jailing of the news that has been made to be held in the state of emergency in the state of banaadir eng cabdiraxmaan yariisow.

A brief writing that he posted on facebook he has Xuseen Madoobe that they didn’t know that they did. He called the governor of banaadir that he is going to release the journalist Nur Ismail Sheikh that he is not going to be arrested since he is not aware of it, while it is not going to be a court that is not going to be
Chairman yariisow has arrived in England’s freedom of the media and the freedom of the media is a great way to learn a journalist who has been able to be

You might also like More from author

Leave A Reply