FIIRSO:-Muqdisho Maayorkeeda waa nacas Odaygeeda waa meyd mudane iyo wasiir maleh!

0

Abwaan Cabdi Yare Gocoso oo Gabay ku garbaashay Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Abwaanka ayaa yiri Muqdisho Maayorkeeda waa nacas Odaygeeda waa meyd mudane iyo wasiir maleh.

Qorshe Xumada Gudoomiyaha Gobalka Banaadir INJ: Yariisow iyo Maqaam la,aanta Shacabka Magaalada Muqdisho markuu arkay Abwaan Gocoso ayuu gabaygaan ka tirshay Muqdisho shacabka jooga waa yaabe ma meydba ma damiir la,aan iyo kuwaan maan laheynba.

Abwaan Gocoso ayaa horey u sameeyay heestii caan baxday ee Habaarqabe lagu sirmoow
Halgamayaashii dalkiyo Hankii shacabkaad dishee taaso loola jeeday Madaxweyne Farmaajo.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply