FIIRSO:-Xildhibaan Sheegay In Amni Darrida Muqdisho Qeyb Ka yahiin Ciidankii NISA

0

Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dowladda aanay marnaba lahayn qorshe amni oo cad, isaga oo tusaalooyin badan usoo qaatay.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in amni darrada qeyb ka tahay ciidankii NISA ee la kala direy iyo sidoo kale qorshe la’aantii loo dhisey ciidanka xasilinta ee iyaguna la kala direy.

Mahaan hoose ka fiirso muuqaalka:

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply