FIIRSO: Xarumo Ganacsi Oo Ku Burbray Qaraxyadii Shalay Ee Muqdisho!

0
Qaraxyo xooggan ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.
Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.
Waxaa ku burburay xarumo badan oo ganacsi, iyadoo dadkii lahaa xarumahaas ay bilaabeen dib u dhis maadaama burbur xoogga soo gaarey.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply