FIIRSO: Dhallinyaro Sheegtay Inuu Caburiyey Duqa Muqdisho!

0
Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa sheegay in uu caburiyey duqa Muqdisho kadib markii uu ammar ku bixiyey in wixii ka dambeeya 12-ka saqdhexe aan cidna lagu arki karin xeebta Liido.
Ammarkii Injineer Yariisow ayaa saameyn weyn ku yeeshay ganacsigii xilliga habeena ka jiray Liido, waxaana sidoo kale halkaasi ay noqotay mid haawaneysa wixii ka dambeeya 10-ka fiidnimo.
Dhallinyarada ayaa sheegay in ammarkaan uu yahay mid lagu degdegay, waxaana ay tilmaameen in xilli dambe oo magaalada lagu gaaro ay tahay mid lagu muujinayo nabadda.

MAHAAN Hoose KA FIIRSO

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply