Yariisow oo digniin u diray hay’adaha ka howlgala Muqdisho!

0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa digniin waxaa uu u diray Hay’adaha samafalka ee ka howgala Muqdisho.
Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay in hay’adaha samafalka looga baahan yahay in ay isa soo diiwaan geliyaan.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa wacad ku maray hay’adii isa soo diiwaan gelin weysay Tilaabo laga qaadi doono.
Waxaa uu sheegay Gudoomiye Yariisow inuu la shaqeynayo hay’adaha ka diiwaan galsan maamulka Gobalka Banaadir.
Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply