FIIRSO:-Xildhibaan Mahad Salad ” AMISOM waxay geysatay Xadgudub ka baxsan heshiiska ay Soomaaliya ku joogto

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Qaarkood ayaa waxay maanta si kulul uga hadleen Xasuuqii Ciidamada AMISOM Shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanadani waxay si caro leh uweerareen Ciidanka AMISOM,kuna tilmaameen kuwo Caadeysatay daadinta Dhiiga Shacabka Soomaaliyeed.
Mahad Salaad iyo Ubax Tahliil oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa cod dheer waxay ku sheegeen in loo baahan yahay lagala Xisaabtamo,dhibaatada Shacabka ay ugeystaan.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta waxay ka baaqdeen Kulan ay yeelan lahaayeen kadib kooram la’aan uu noqday sidaana dib Sabtida loogu dhigay.

MAHAAN KA FIIRSO MAHAD SALAAD

MAHAAN KA FIIRSO UBAX TAHLIIL

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply